Blog
-
Kulanka wax ka qabashada Biya yarida ka jirta koonfur galbeed Oo Baydhabo Lagu qabtey

Diinsoortv Network Kulankan ayaa waxaa looga hadlaayey sidii Bulshada KG gaar ahaan kuwa Baydhabo loo gaarsiin lahaa Biyo ku filan faya dhowrka iyo wax ka qabashada baahiyahaad Biyaha ka jira sida ay ukala daran yihiin gaar ahaan meelaha ay degan yihiin dadka danyarta ah Barakacayaasha ay ugu horeeyaan. Shirka ayaa waxaa soo qaban qaabisey Wasaarada…
-
Tartan Kubada Cagta ah Oo Laga Daah-furey Magaalada Boosaaso Diinsoortv

Garoonka turmiyeeri ee Magaalada Bosaaso waxaa laga daah furey koobka Kubada Cagta ee Ardeyda Mahadka Citycoy collage waxaana Ujeedka koobka loo qabtey Ardeyda uu ahaa mid lagu donaaya in Ardeyda Macahadka kor looga qaadoya xariirka dhaxeeya ayaa waxaa Daahfurkiisa ka soo qeyb galey Gudoomiyaha dhalinyarada ee Degmada Boosaaso, Maamaulka Macahadka qaar ka mid ah xildhibaanada…
-
Wacyigelinayo Ka hortaga Ka ganacsiga Gurmadka Oo Lagu qabtay Diinsoor. Wararka diinsoor

#diinsoortv Wasaaradda Arrimaha Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Degmada Diinsoor ku daahfurey Wacyigelinta Bulshada ka hortaga ka ganacsiga Sahayda Gurmadka Bani’adannimada. Kulanka Waxaa ka soo Qeyb galey Xubno ka tirsan Maamulka Degmada Diinsoor, Saraakiisha Ciidanka Booliska, Culimada deegaanka, iyo Qeybaha kala duwan Bulshada Degmada Diinsoor.
-
Somali minister calls for cease-fire, end to massacre in Gaza

Somali Information, Culture, and Tourism Minister Daud Aweis Jama on Tuesday called for a “cease-fire as well as an end to Israel’s massacre against the Palestinian people.” “I believe what is being done to the Palestinian people is inhumane,” Jama told Anadolu in Istanbul where he came to attend the Extraordinary Meeting of the Organization…
-
DFS OO SHAACISAY INAY SI BUUXDA GACANTA UGU HAYSO BADQABKA DUULIMAADYADA ISTICMAALA HAWADA

Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed ayaa shaaca ka qaaday inay si buuxda gacanta ugu hayso badqabka duulimaadyada isticmaala hawada Soomaaliya, xilli toddobaadyadii la soo dhaafay uu jiray walaac ku saabsan qaabka maamulida hawada Soomaaliya. Qoraal kasoo baxay Hay’adda Duulista Rayidka ayaa waxaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed iyo shirkadaha duulimaadka ee isticmaala hawada Soomaaliya loogu caddeeyay in badqadka…
-
Dagaalyahannada Al Shabaab oo weerar ku miray saldhigga ciidanka Itoobiya ee degmada Diinsoor.

Wararka ka imaanaya gobolka Baay ayaa sheegaya in jihaadiyiinta Al Shabaab ay markale weeraro culus ku qaadeen saldhig ay ku sugnaayeen ciidamada soo duulayaasha Xabashida Itoobiya. Xalay fiidkii ayay dagaalyahannada Shabaabul Mujaahidiin weerar culus ku qaadeen xerada ciidamada Itoobiya ee degmada Diinsoor. Goob joogayaal ayaa sheegay in ay maqlayeen hugunka rasaas culus oo ay labada…





