Blog
-
Chelsea Oo Dhigtay Rikoodh Xun Oo Taariikhda England Ah.
Chelsea ayaa sameysay taariikh aan fiicnayn ka dib markii ay guuldarro ka soo gaartay finalka Carabao Cup ee Liverpool axadii garoonka Wembley. Labada kooxood ayaa soo bandhigay ciyaar cajiib ah iyada oo labada kooxood ku kala bexeen 120 daqiiqo iyada oo Van Dijk dhaliyay goolka guusha daqiiqadii ugu dambeeyay. Laakiin waxa ay ahayd fursad wayn…
-
Toddobaadka cayaaraha Soomaalida oo lagu qabtay Atlanta
ATLANTA — Magaalada Atlanta ee gobolka Georgia ee dalkan Mareykanka waxaa todobaadkan ka dhacay tartamo isugu jiray kubadda cagta iyo kubadda koleyga oo ay ka qeyb galeen kooxo ka kala socday Soomaalida Waqooyiga America. Tartankan oo sanad walba la qabto ayaa waxaa qaban qaabiyeyaashu ay sheegeen inay uga danleeyihiin is-dhexgalka dhallinyarada Soomaaliyeed iyo aragga cayaartooydii…
-
Wiilka Soomaaliga ah ee jabiyey rikoorka maaratoonka Sweden
Suldaan Xasan oo ah wiil asal ahaan ka soo jeeda Soomaaliya, isla markaana heysta dhalashada dalka Sweden ayaa 2.07.35 ku dhameystay kaalinta 10-aad ee orodka markii ugu horreysay ee uu garoonka ka soo muuqday taasoo kor u qaadday rikoorkii hore ee u yaallay Sweden in hal daqiiqo ka badan. Suldaan ayaa hadda galay kaalinta afaraad…
-
Akram Cafiif iyo wiilka kale ee Soomaaliga ah ee guusha u horseeday xulka Qatar
Ka dib markii Qatar ay saddex gool iyo hal kaga badisay xulka Urdun ciyaartii kama danbaysta ahayd ee tartanka Sabtidii, ayaa waxaa baraha bulshada buux dhaafiyay hal ku dhigyo loogu hambalyeynayo xulka Qatar oo gaaray guushii labaad oo xiriir ah, halka dadka qaar ay hambalyo u dirayeen xulka Urdun oo soo gaaray finalka tartanka. Waa…
-
Sida xiddiga Kansarka ku waayay xiniintiisa uu guusha lama filaanka ah ugu horseeday Ivory Coast

Sebastien Haller ayaa noqday halyeyga xulka Ivory Coast kadib markii ay dib kasoo kabsadeen si ay u garaacaan Nigeria. Taas ayaa u horseeday inay qaadaan koobka Qaramada Afrika 2023. Xulka Maroodiyada ayaa intii uu socday tartanka eryay tababarahoodii iyaga oo dhowr mar ku sigtay inay ka haraan tartanka. Koobkan ayaa noqonaya kii saddexaad oo ay…
-
Maxaa sababay geerida laacibkii xulka Galmudug?

Magaalada Dhuusamareeb ee caasimada dowlada goboleeddka Galmudug waxaa shalay ku geeriyooday Muxyadiin Cabdi Muriidi oo kamid ahaa laacibiintii u qaaday koobk Galmudug ciyaarahii dowlad-goboleedyada iyo gobolka Baanadir. Allah u raxmadee Muxyadiin Cabdi Muriidi ayaa ku geeriyooday isbitaalka Central Hospital oo ku yaalla magaalada Dhusamareeb, kadib maalmo kooban oo uu xanuunsanaa sida uu BBC-da u xaqiijiyey…





