#diinsoortv.com Ciid Mubarak dhamaan umadda muslimiinta ah https://youtube.com/shorts/mcMDOj-eiHQ?si=MVkWen5rp2Zf7SY4
DIINSOOR MEDIA TECHNOLOGY
Soomaaliya iyo Taliyaaniga oo iska kaashanaya dib u habeynta
[integrate_google_drive id=”2″] Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Banaadir, oo hoggaaminayay wafdi ka socda garsoorka Soomaaliya, ayaa ka qaybgalay shir muhiim ah oo ka dhacay magaalada Roma ee dalka Talyaaniga. Shirka ayaa diiradda lagu saaray sidii loo cusboonaysiin lahaa xiriirka ka dhexeeya garsoorka Soomaaliya iyo Talyaaniga.