
Garoonka turmiyeeri ee Magaalada Bosaaso waxaa laga daah furey koobka Kubada Cagta ee Ardeyda Mahadka Citycoy collage waxaana Ujeedka koobka loo qabtey Ardeyda uu ahaa mid lagu donaaya in Ardeyda Macahadka kor looga qaadoya xariirka dhaxeeya ayaa waxaa Daahfurkiisa ka soo qeyb galey Gudoomiyaha dhalinyarada ee Degmada Boosaaso, Maamaulka Macahadka qaar ka mid ah xildhibaanada…