Blog
-
GUDOOMIYAHA GOLAHA WAKIILADA SAMILAND OO ISKU SHAANDHAYN KU SAMEEYAY GUDI HOOSAADYADA GOLAHA!

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland Md Yaasiin Maxamuud Xiir Faratoon, ayaa isku shaandheyn ku sameeyey Guddi-hoosaadyada Golahaasi ka kooban yahay. Guddoomiye Faratoon, ayaa wareegto uu maanta soo saaray ku magacaabay 10 Guddi-hoosaad oo Golahaasi Kooban Yahay. Guddi-hooyaadyada Golaha Wakiillada JSL ee la magacaabay, ayaa kala ah: 1) Guddida Dhaqaalaha, Maaliyadda iyo Ganacsiga 2) Guddida Joogtada iyo…
-
Man United Oo Taariikh Cusub Ka Dhigtay Koobka FA Cup Ka Dib Guushii Ay Xalay Gaareen.

Manchester United ayaa rikoodh cusub ka dhigtay tartanka FA Cup-ka kadib markii ay si dirqi ah uga badisay kooxda Nottingham Forest una soo baxday wareega 8 dhamaadka tartankan
-
Guddoomiyaha Maamulka Degmada Diinsoor DC Cusmaan Macalin Cabdi

#Diinsoortv network Guddoomiyaha Maamulka Degmada Diinsoor Ee gobolka Bay Mudane DC Cusmaan Macalin Cabdi ayaa maanta kusoo Dhoweeyay garoonka diyaaradaha Degmada diinsoor Wafdi injineero ah oo ka socda hay’adda WFP, kuwaasi oo ujeedkeedu yahay u kuur galidda garoonka diyaaradaha Ee Degmada Dinsor Gobolka Bay somalia
-
Tartan kubada cagta ah oo ka socda garonnka degmada Diinsoor

Waxaa degmada diinsoor ee gobolka Baay ka bilowdey Tartanka Ciyaaraha oo loo qabtey qaar ka mid ah kooxaha heerka 1aad ee Ciyaartoyda degmada
-
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD OO SHIR UGA QAYB GALAYA MAGAALADA NAIROBI

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka mid ah madaxda Caalamka ee ka qeybgalaya shirka Qaramada Midoobay ee arrimaha deegaanka ka socda magaalada Nairobi ee dalka Kenya Madaxweynayaal iyo in ka badan shan kun oo wakiilo ah oo ka kala socda Dowladdo, bulshada rayidka ah iyo shirkaddo gaar ah ayaa ka qeybgali…
-
Xarun dadka waaweyn wax lagu baro oo laga furay Deegaanka Dadaab

Xiryaha qoxootiga dhadhaab ee dalka keynya waxaa ka jira iskuulo waxbarasho oo leh hoose/dhaxe iyo sare oo lacag la’aan ah oo ay maamulaan hay’adaha samafalka ama ka shaqeeya arimaha waxbarashada ayaa waxaa ka faa’ideystaa carruurta yar yar balse waxaa banana fursado waxbarasho aan heysanin dadka waa weyn. Labo sano ka hor xirada qoxootiga xagardheer waxaa…





