
Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed ayaa shaaca ka qaaday inay si buuxda gacanta ugu hayso badqabka duulimaadyada isticmaala hawada Soomaaliya, xilli toddobaadyadii la soo dhaafay uu jiray walaac ku saabsan qaabka maamulida hawada Soomaaliya. Qoraal kasoo baxay Hay’adda Duulista Rayidka ayaa waxaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed iyo shirkadaha duulimaadka ee isticmaala hawada Soomaaliya loogu caddeeyay in badqadka…