In a statement issued on November 12, 2026, the experts said Ahmed’s dismissal, announced through a presidential decree on November 4, had bypassed legally
Bayaan kasoo baxay Ciidanka Kumaandooska Danab ayaa lagu sheegay in howlgalladu isugu jireen weerarro dhulka ah oo ay fuliyeen ciidamada Danab iyo duqeymo cirka ah oo ay fuliyeen saaxiibada caalamka, kuwaas oo lagu bartilmaameedsaday xubno ka tirsan Al-Shabaab.
Ciidanka Danab ayaa sheegay in howlgalka lagu dilay afar horjooge oo ka tirsanaa Al-Shabaab, kuwaas oo la sheegay inay qeyb ka ahaayeen xubnaha kooxda ee ka howlgala deegaannada lagu qaaday weerarrada.
Howlgalladan ayaa qeyb ka ah howlgallada wadajirka ah ee ay ciidamada dowladda Soomaaliya iyo saaxiibada caalamka ka wadaan gobollada dalka, kuwaas oo ujeeddadoodu tahay in lagu wiiqo awoodda Al-Shabaab, laguna burburiyo goobaha ay ku leeyihiin deegaannada miyiga ah.
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa muddooyinkii dambe xoojisay howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab, iyadoo taageero dhinaca cirka iyo xogta sirdoonka ah ka heleysa saaxiibada caalamka, gaar ahaan Mareykanka.
Dooy was founded in 2014 by a group of energetic young people who were strongly motivated to stand up for the socially disadvantaged and vulnerable communities in Central Somalia and other regions of Somalia. Our focus lies on various areas such as: education, drought, poverty, democratization, and the continuing illiteracy.
Ilhan Omar oo mar kale ku guuleysatay doorashada
Degmada 5-aad ee Minnesota ayaa ka mid ah deegaannada sida weyn u taageera Xisbiga Dimuqraadiga. Omar ayaa sidoo kale guul ka soo hoysay doorashadii hordhaca ahayd ee bishii Agoosto, iyadoo ka adkaatay Julie T. Le, Abena McKenzie, Latonya Reeves iyo Nate Schluter. Waxay sidoo kale taageero rasmi ah ka heshay Xisbiga Dimuqraadiga-Beeralayda-Shaqaalaha Minnesota (DFL) intii lagu jiray shirweynihii gobolka ee bishii Maajo.
Guusheeda ayaa timid xilli ay jireen weerarro siyaasadeed oo cusub oo kaga imaanayay Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump, kaas oo marar kala duwan ku baaqay inay xilka ka degto, isla markaana dib u soo celiyay eedeymo la xiriira taariikhdeeda socdaalka.
Ilhan Omar, oo Mareykanka ku timid iyadoo qaxooti ah ka hor inta aysan qaadan dhalashada Mareykanka, ayaa iska fogeysay eedeymaha Trump, iyadoo ku tilmaantay kuwo aan sal iyo raad lahayn oo ku dhisan cunsuriyad.
Khilaafka u dhexeeya Trump iyo Ilhan Omar ayaa soo bilowday xilligii ugu horreeyay ee ay Omar ka mid noqotay Kongareeska, markaas oo Trump uu dhaleeceyn kala kulmay hadallo uu ku sheegay in haweenka xildhibaannada ah ee laga tirada badan yahay ay dib ugu laabtaan dalalkii ay ka yimaadeen.
#dooytechnonlgy Our mission is to provide vital transitional and cultural services, the dooymedia community to uphold cultural identity #diinsoornewnetwork
BOOQO WEBSITE KAYAGAN Visit or website
https://diinsoortv.com/ info@diinsoortv.com
#diinsoornewnetwork #dooymedia #diinsoor #somalianews #dooymedia Community Association
#Diinsoortv.com key channel for brand awareness, engagement, lead generation, customer support and platform for people to discuss their issues and opinions. #diinsoornewnetwork a that allows people to share and exchange information’s, ideas, images, videos and even each other and more through our network. will cover some aspects of social media with its positive effect on particular fields like business, education, society and youth. During this Note IDiinsoortv.com will describe how it will affect Somali society in a broad way.
#dooymedia Community Association #dooytechnonlgy Our mission is to provide vital transitional and cultural services, the dooymedia community to uphold cultural identity
Despite his young age, Artan has established himself as one of the world’s top referees and has been on the FIFA international list since
Madaxweynihii hore ee Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa dowladda Turkiga ugu baaqay inay si degdeg ah u joojiso dhammaan hawlgallada cirka
UN Experts Condemn Removal of Somalia’s Supreme Court Chief, Demand His Reinstatement
Danab oo Howlgallo Dhulka ah iyo Duqeyn Cirka ah ka Fuliyay Gobolka Baay
The #Dooyfoundation Community Association
Ilhan Omar oo mar kale ku guuleysatay doorashada
#diinsoornewnetwork #dooymedia #diinsoor #somalianews #dooymedia Community Association
Somalia, US state sign deal on cooperation
Omar Artan to officiate 2026 UEFA Super Cup after being unable to participate in FIFA World Cup 2026
Laftagareen oo Turkiga ka dalbaday inuu joojiyo duqeymaha cirka ee Koonfur Galbeed