Category: WARARKA
-
Jawiga Saaka ee degmada Diinsoor | diinsoor

Stichting Dooy is a development 0 towards the government or profit. It is an organization that works on social development for vulnerable and underdeveloped people. It is a people-oriented non-governmental organization. Dooy is an implementing organization that develops and executes various projects with technical and financial support from the government and international donors.
-
#diinsoornews #diinsoortvnewsork #codkadooy #DIINSOOR #dooymedia #diinsoorsomalia

Diinsoortv.com key channel for brand awareness, engagement, lead generation, customer support and platform for people to discuss their issues and opinions. #dooymediat is a that allows people to share and exchange information’s, ideas, images, videos and even each other and more through our network. will cover some aspects of social media with its positive effect…
-
Munaasabad Dhaqan oo Muqdisho Ka Dhacday oo Mideysay Madaxda Dowladda iyo Mucaaradka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka qeyb galay munaasabadda caleemo-saarka Ugaas Cabdirisaaq Ugaas Cabdullaahi Ugaas Xaashi Ugaas Faracade, isaga oo hambalyo, bogaadin iyo duco u diray hoggaanka cusub ee dhaqanka.Khudbad uu halkaasi ka jeediyay Madaxweynaha ayaa waxa uu ku adkeeyay doorka lama huraanka ah ee hoggaanka dhaqanku ku leeyihiin nabadeynta, xalinta…
-
#dooymedia Community Association #dooytechnonlgy Our mission is to provide vital transitional and cultural services, the dooymedia community to uphold cultural identity
Diinsoortv.com key channel for brand awareness, engagement, lead generation, customer support and platform for people to discuss their issues and opinions. #dooymediat is a that allows people to share and exchange information’s, ideas, images, videos and even each other and more through our network. will cover some aspects of social media with its positive effect…
-
Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaarey dalka Jabuuti

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Jabuuti ee Caasimadda dalka aan walaalaha nahay ee Jamhuuriyadda Jabuuti, halkaasi oo si diiran loogu soo dhoweeyay. Booqashada Madaxweyne Xasan Sheekh ee dalka Jabuuti ayaa salka ku haysa aragti wadaag ku saleysan xaaladda gobolka, iskaashiga, wadajirka, danwadaagga iyo xiriirka soo…
-
Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Oo lagu soo dhaweeyey Imaaraadka

Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) oo haatan ku sugan gudaha magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya ayaa ka bilaabay kulamo kala duwan oo xasaasi ah. Madaxweyne Lafta-gareen ayaa maanta kulan gaar ah la yeeshay safiirka Isu tegga Imaaraadka Carabta ee arrimaha Soomaaliya, Mudane Axmed Jumca Al-rumeysi, kaasoo uu kala hadlay arrimo ku…





