• Home
  • Home
  • Shows & Schedule
  • Shows & Schedule
  • News
  • News
  • About Us
  • About Us
  • Contact
  • Contact
Diinsoortv.com
  • Home
  • Home
  • Shows & Schedule
  • Shows & Schedule
  • News
  • News
  • About Us
  • About Us
  • Contact
  • Contact

Sport

Sport

Man United Oo Taariikh Cusub Ka Dhigtay Koobka FA Cup Ka Dib Guushii Ay Xalay Gaareen.

Manchester United ayaa rikoodh cusub ka dhigtay tartanka FA Cup-ka kadib markii ay si dirqi ah uga badisay kooxda Nottingham Forest una soo baxday wareega 8 dhamaadka tartankan

By diinsoornews, 3 yearsFebruary 29, 2024 ago
Kulanka MaantaTartanka: 28/2/2024 Fc Midnimo Vs Fc Yaaqshiid 4:20 Galabnimo Insha Allah Garsoorka: Sharif Mohamed Taakoy Garoonka : Sh/Maktub Karama Stadium⛳️ Mahadsanidiin Baxdo Tv See less
diinsoor

Tartan kubada cagta ah oo ka socda garonnka degmada Diinsoor

Waxaa degmada diinsoor ee gobolka Baay ka bilowdey Tartanka Ciyaaraha oo loo qabtey qaar ka mid ah kooxaha heerka 1aad ee Ciyaartoyda degmada   

By diinsoornews, 3 yearsFebruary 28, 2024 ago
Sport

Tartan Kubada Cagta ah Oo Laga Daah-furey Magaalada Boosaaso Diinsoortv

Garoonka turmiyeeri ee Magaalada Bosaaso waxaa laga daah furey koobka Kubada Cagta ee Ardeyda Mahadka Citycoy collage waxaana Ujeedka koobka loo qabtey Ardeyda uu ahaa mid lagu donaaya in Ardeyda Macahadka kor looga qaadoya xariirka dhaxeeya ayaa waxaa Daahfurkiisa ka soo qeyb galey Gudoomiyaha dhalinyarada ee Degmada Boosaaso, Maamaulka Macahadka Read more

By diinsoornews, 3 yearsFebruary 27, 2024 ago
Sport

Arsenal Oo Taariikh Samaysay Kulankii Ay Garaaceen Newcastle

Arsenal ayaa taariikh ka dhigtay horyaalka Premier League intii ay socotay guushi ay ka gaadheen Newcastle United. Ka dib markii ay Liverpool badisay bartamihii isbuuca, Manchester Cityna ay garaacday Bournemouth galabnimadii sabtida, Gunners ayaa la ciyaartay Newcastle iyaga oo 5 dhibcood ka dambeeya hogaamiyayaasha horyaalka premier League. Si kastaba ha Read more

By diinsoornews, 3 yearsFebruary 26, 2024 ago
Sport

Chelsea Oo Dhigtay Rikoodh Xun Oo Taariikhda England Ah.

Chelsea ayaa sameysay taariikh aan fiicnayn ka dib markii ay guuldarro ka soo gaartay finalka Carabao Cup ee Liverpool axadii garoonka Wembley. Labada kooxood ayaa soo bandhigay ciyaar cajiib ah iyada oo labada kooxood ku kala bexeen 120 daqiiqo iyada oo Van Dijk dhaliyay goolka guusha daqiiqadii ugu dambeeyay. Laakiin Read more

By diinsoornews, 3 yearsFebruary 26, 2024 ago
Sport

Toddobaadka cayaaraha Soomaalida oo lagu qabtay Atlanta

ATLANTA —  Magaalada Atlanta ee gobolka Georgia ee dalkan Mareykanka waxaa todobaadkan ka dhacay tartamo isugu jiray kubadda cagta iyo kubadda koleyga oo ay ka qeyb galeen kooxo ka kala socday Soomaalida Waqooyiga America. Tartankan oo sanad walba la qabto ayaa waxaa qaban qaabiyeyaashu ay sheegeen inay uga danleeyihiin is-dhexgalka Read more

By diinsoornews, 3 yearsFebruary 26, 2024 ago
Sport

Akram Cafiif iyo wiilka kale ee Soomaaliga ah ee guusha u horseeday xulka Qatar

Ka dib markii Qatar ay saddex gool iyo hal kaga badisay xulka Urdun ciyaartii kama danbaysta ahayd ee tartanka Sabtidii, ayaa waxaa baraha bulshada buux dhaafiyay hal ku dhigyo loogu hambalyeynayo xulka Qatar oo gaaray guushii labaad oo xiriir ah, halka dadka qaar ay hambalyo u dirayeen xulka Urdun oo Read more

By diinsoornews, 3 yearsFebruary 26, 2024 ago
Sport

Sida xiddiga Kansarka ku waayay xiniintiisa uu guusha lama filaanka ah ugu horseeday Ivory Coast

Sebastien Haller ayaa noqday halyeyga xulka Ivory Coast kadib markii ay dib kasoo kabsadeen si ay u garaacaan Nigeria. Taas ayaa u horseeday inay qaadaan koobka Qaramada Afrika 2023. Xulka Maroodiyada ayaa intii uu socday tartanka eryay tababarahoodii iyaga oo dhowr mar ku sigtay inay ka haraan tartanka. Koobkan ayaa Read more

By diinsoornews, 3 yearsFebruary 26, 2024 ago
Sport

Maxaa sababay geerida laacibkii xulka Galmudug?

Magaalada Dhuusamareeb ee caasimada dowlada goboleeddka Galmudug waxaa shalay ku geeriyooday Muxyadiin Cabdi Muriidi oo kamid ahaa laacibiintii u qaaday koobk Galmudug ciyaarahii dowlad-goboleedyada iyo gobolka Baanadir. Allah u raxmadee Muxyadiin Cabdi Muriidi ayaa ku geeriyooday isbitaalka Central Hospital oo ku yaalla magaalada Dhusamareeb, kadib maalmo kooban oo uu xanuunsanaa Read more

By diinsoornews, 3 yearsFebruary 26, 2024 ago

Posts pagination

Previous 1 2
Recent Posts
  • Omar Artan to officiate 2026 UEFA Super Cup after being unable to participate in FIFA World Cup 2026
  • Somali referee Artan barred from entering US
  • #dooymedia Community Association #dooytechnonlgy Our mission is to provide vital transitional and cultural services, the dooymedia  community to uphold cultural identity
  • Qurbo Joogta Reer Dooy-DIINSOOR
  • DAWWO TAARIIKHDA MAGAALADA DIINSOOR
Recent Comments
No comments to show.

DiinsoorNews network

#dooytechnonlgy Community Association Our mission is to provide vital transitional and cultural services, the dooymedia  community to uphold cultural identity

FOLLOW THE PAPER

XInstagramYouTubeRSS

THE BRIEF · 7AM DAILY

Five stories before coffee.

Hand-picked by editors. Free. Unsubscribe anytime.

✓ 240,000+ readers · ✓ No spam · ✓ Edited by humans

SECTIONS

PoliticsWorldBusinessTechHealth & ScienceSportsOpinion

CONTACT

Newsroom
+1 (215) 555-0184

Address
400 Market St
Philadelphia, PA 19106

Hours
Mon — Fri · 9am — 7pm ET
Digital desk · 24/7


  • #home
  • WARARKA
  • WORDNEWS
  • Sport
  • Digil iyo mirifle
  • dooyfoundation
  • About
  • Contact
  • Video
  • HD
Hestia | Developed by ThemeIsle