
Sebastien Haller ayaa noqday halyeyga xulka Ivory Coast kadib markii ay dib kasoo kabsadeen si ay u garaacaan Nigeria. Taas ayaa u horseeday inay qaadaan koobka Qaramada Afrika 2023. Xulka Maroodiyada ayaa intii uu socday tartanka eryay tababarahoodii iyaga oo dhowr mar ku sigtay inay ka haraan tartanka. Koobkan ayaa noqonaya kii saddexaad oo ay…