Arsenal Oo Taariikh Samaysay Kulankii Ay Garaaceen Newcastle

Arsenal ayaa taariikh ka dhigtay horyaalka Premier League intii ay socotay guushi ay ka gaadheen Newcastle United. Ka dib markii ay Liverpool badisay bartamihii isbuuca, Manchester Cityna ay garaacday Bournemouth galabnimadii sabtida, Gunners ayaa la ciyaartay Newcastle iyaga oo 5 dhibcood ka dambeeya hogaamiyayaasha horyaalka premier League. Si kastaba ha ahaatee, wiilasha Mikel Arteta ayaa…