
Chelsea ayaa sameysay taariikh aan fiicnayn ka dib markii ay guuldarro ka soo gaartay finalka Carabao Cup ee Liverpool axadii garoonka Wembley. Labada kooxood ayaa soo bandhigay ciyaar cajiib ah iyada oo labada kooxood ku kala bexeen 120 daqiiqo iyada oo Van Dijk dhaliyay goolka guusha daqiiqadii ugu dambeeyay. Laakiin waxa ay ahayd fursad wayn…