Kulanka MaantaTartanka: 28/2/2024 Fc Midnimo Vs Fc Yaaqshiid 4:20 Galabnimo Insha Allah Garsoorka: Sharif Mohamed Taakoy Garoonka : Sh/Maktub Karama Stadium⛳️ Mahadsanidiin Baxdo Tv See less

Tartan kubada cagta ah oo ka socda garonnka degmada Diinsoor

Waxaa degmada diinsoor ee gobolka Baay ka bilowdey Tartanka Ciyaaraha oo loo qabtey qaar ka mid ah kooxaha heerka 1aad ee Ciyaartoyda degmada