
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka mid ah madaxda Caalamka ee ka qeybgalaya shirka Qaramada Midoobay ee arrimaha deegaanka ka socda magaalada Nairobi ee dalka Kenya Madaxweynayaal iyo in ka badan shan kun oo wakiilo ah oo ka kala socda Dowladdo, bulshada rayidka ah iyo shirkaddo gaar ah ayaa ka qeybgali…