Skip to content
March 9, 2026
  • home
  • facebook
  • tiktok
  • X
  • linkedin
  • youtube
  • linktr
Diinsoortv.com

Diinsoortv.com

#diinsoornewnetwork

Primary Menu
  • Home
  • WARARKA
  • WORDNEWS
  • Sport
  • Digil iyo mirifle
  • diinsoor
  • Video
  • dooyfoundation
  • About
  • Contact
  • LOGIN
Live
  • Home
  • Sport
  • Maxaa sababay geerida laacibkii xulka Galmudug?
  • Sport

Maxaa sababay geerida laacibkii xulka Galmudug?

diinsoornews February 26, 2024 1 minute read
diinsoor3

Magaalada Dhuusamareeb ee caasimada dowlada goboleeddka Galmudug waxaa shalay ku geeriyooday Muxyadiin Cabdi Muriidi oo kamid ahaa laacibiintii u qaaday koobk Galmudug ciyaarahii dowlad-goboleedyada iyo gobolka Baanadir.

Allah u raxmadee Muxyadiin Cabdi Muriidi ayaa ku geeriyooday isbitaalka Central Hospital oo ku yaalla magaalada Dhusamareeb, kadib maalmo kooban oo uu xanuunsanaa sida uu BBC-da u xaqiijiyey gudoomiyaha xariirka kubada cagta Galmudug, Xasan Axmed Shire.

Agaasimaha isbitaalka Central Hospital Cali Axmed Barre ayaa sheegay in labo jeer oo kala duwan loo keenaya ciyaartooyga laguna wargaliyay in mudooyinkii danbe uu xanuusanaa oo xataa uusan ciyaarin kulamadii danbe ee kooxdu dheeshay.

“Habeen saddexaad goor sideed saac ah ayay noola keenaya, daawooyin xanuun baa’biye iyo gaas ayaan siinay, wuu roonaaday, dorraad ayaa mar kale naloo keenay asaga oo kooma ku jira” ayuu yiri Agaasime Cali Axmed Bare.

Waxa uu sheegay in baaritaano kala duwan ay ku sameeyn markii loo keenay balse aysan ka helin wax xanuun ah, wallow uu sheegay in aysan haysan qalabka madax lagu baaro ee Scan-ka isaguna uu aad madax uga sheeganayay.

“Madax ayaa aad looga hayay oo uu ka sheeganayay anaguna ma aan haysan scan aan ku baarno oo gobolka oo dhan lagama helo” ayuu hadalkiisa sii raaciyay.

About the Author

diinsoornews

Administrator

DIINSOOR NEWS NETWORK key channel for brand awareness, engagement, lead generation, customer support and platform for people to discuss their issues and opinions. #dooymediat is a that allows people to share and exchange information’s, ideas, images, videos and even each other and more through our network. will cover some aspects of social media with its positive effect on particular fields like business, education, society and youth. During this Note IDiinsoortv.com will describe how it will affect Somali society in a broad way.

Visit Website View All Posts

Post navigation

Previous: NIN DAB ISKU QABADSIIYEY AFAAFKA HORE EE SAFAARADDA ISRAA’IIL EE KU TAALLA WASHINGTON
Next: Sida xiddiga Kansarka ku waayay xiniintiisa uu guusha lama filaanka ah ugu horseeday Ivory Coast

Related Stories

Fc Midnimo Vs Fc Al Aamin degmada diinsoor
  • diinsoor
  • Sport

 Kulanka: Beri Tartanka Fc Midnimo Vs Fc Al Aamin Degmada Diinsoor

diinsoor March 2, 2024
Kooxda Fc Al Aamin degmada diinsoor
  • diinsoor
  • Sport

Daawo,. Maamulka Cusub Kooxda Fc Al Aamin Degmada Diinsoor,,

diinsoor March 1, 2024
Qorista Farta Soomaaliga diinsoortv
  • Sport

Daawo Kulan lagu xusayay 52 Guuradii Qorista Farta Soomaaliga oo lagu qabtay Magaalada Birstol Uk

diinsoor March 1, 2024
Sheikh maxamuud haaji Abdulbaari
Diinsoortv.com dooymedia Community Association #dooytechnonlgy Our mission is to provide vital transitional and cultural services, the dooymedia community to uphold cultural identit Email: : info@diinsoortv.com Contact Us: info@diinsoortv.com
Play
Play
Play
Play
Play
Play