
Kulan lagu xusayay 52 Guuradii Qorista Farta Soomaaliga oo lagu qabtay Magaalada Birstol Uk. Ururka Hadhdo ayaa waxa uu soo qaban qaabiyay munaasabad lagu xusayay Maalinta la qoray Farta soomaaliga oo aheyd 1972 kana soo wareegatay 52 sano. Xafladdaa ayaa waxaa ka soo qeybgalay Aqoon yahanno ku xeeldheer afka iyo Farta Soomaaliga iyo waliba Bulshada…