Skip to content
March 9, 2026
  • home
  • facebook
  • tiktok
  • X
  • linkedin
  • youtube
  • linktr
Diinsoortv.com

Diinsoortv.com

#diinsoornewnetwork

Primary Menu
  • Home
  • WARARKA
  • WORDNEWS
  • Sport
  • Digil iyo mirifle
  • diinsoor
  • Video
  • dooyfoundation
  • About
  • Contact
  • LOGIN
Live
  • Home
  • Sport
  • Daawo Kulan lagu xusayay 52 Guuradii Qorista Farta Soomaaliga oo lagu qabtay Magaalada Birstol Uk
  • Sport

Daawo Kulan lagu xusayay 52 Guuradii Qorista Farta Soomaaliga oo lagu qabtay Magaalada Birstol Uk

diinsoor March 1, 2024 1 minute read
Qorista Farta Soomaaliga diinsoortv
Kulan lagu xusayay 52 Guuradii Qorista Farta Soomaaliga oo lagu qabtay Magaalada Birstol Uk.
Ururka Hadhdo ayaa waxa uu soo qaban qaabiyay munaasabad lagu xusayay Maalinta la qoray Farta soomaaliga oo aheyd 1972 kana soo wareegatay 52 sano.
Xafladdaa ayaa waxaa ka soo qeybgalay Aqoon yahanno ku xeeldheer afka iyo Farta Soomaaliga iyo waliba Bulshada qeybaheeda kala duwan ee Jaaliyadda Uk.
Ugu horeyn waxaa furan kulanka Guddoomiya Ururka Hadhdo Ahmed Dhagaxtuur oo faah faahin ka bixiyay muhiimadda ay leedahay maalintan qiimaha badan
Waxaa goobta lagu qabtay dood ku saabsan sida Afka Soomaaliga iyo Farta loo barilahaa caruurta Soomaalida ee ku nool Qurbaha.
Ugu danbeyn waxa la isku raacay in Jaaliyaddu ay gacan ka geysato in caruurta afkooda la baro
Abdul Ahmed Zakaria M Syedomar Said Burale Mohamed Farah Avv Abdullahi Farah Qaarey Abdulkadir Farah Dulyar Omar Adow Omar Barqadle Omar Abdulle Yasin Mohamud Harun Ahmed Abukar Ahmed Abdiaziz Xiddig Osman Xoshey Abdirahman Moalim Suldaan Abdirahman Ali Ware Abdikadir Ali Nuune Mahamed Hassan Shabka
May be an image of 10 people and people studyingMay be an image of 10 people and people studyingMay be an image of 5 people and people studying
May be an image of 6 people and people studyingMay be an image of 3 people, people studying, crowd and textMay be an image of 4 people, dais and text

About the Author

diinsoor

Administrator

DIINSOOR NEWS NETWORK Our mission is to provide vital transitional and cultural services, the dooymedia community to uphold cultural identity

Visit Website View All Posts

Post navigation

Previous: Fawzia Yusuf Haji Adam challenges Kenya’s Raila Odinga for African Union’s top job
Next: Howlgal ka dhan ah AS oo laga fuliyay gobollada Baay & Bakool

Related Stories

Fc Midnimo Vs Fc Al Aamin degmada diinsoor
  • diinsoor
  • Sport

 Kulanka: Beri Tartanka Fc Midnimo Vs Fc Al Aamin Degmada Diinsoor

diinsoor March 2, 2024
Kooxda Fc Al Aamin degmada diinsoor
  • diinsoor
  • Sport

Daawo,. Maamulka Cusub Kooxda Fc Al Aamin Degmada Diinsoor,,

diinsoor March 1, 2024
image_2024-02-29_161907676-678x381[1]
  • Sport

Paul Pogba Oo 4 Sano Laga Ganaaxay Kubada Cagta, #Diinsoortvsport

diinsoornews February 29, 2024
Sheikh maxamuud haaji Abdulbaari
Diinsoortv.com dooymedia Community Association #dooytechnonlgy Our mission is to provide vital transitional and cultural services, the dooymedia community to uphold cultural identit Email: : info@diinsoortv.com Contact Us: info@diinsoortv.com
Play
Play
Play
Play
Play
Play