
Xiddiga khadka dhexe ee Paul Pogba ayaa laga ganaaxay kubada cagta sida ay sheegayaan wararku. Saxafiga Fabrizio Romano ayaa sheegay in muddo 4 bilood ah Paul Pogba laga ganaaxay kubada cagta. Pogba ayaa lagu helay dambi ah in uu istcimaalay daroogo taas oo mamnuuc ka ah ciyaartoyada kubada cagta. Xiddiga reer France ayaa muddo sugayay…