Howlgal ka dhan ah AS oo laga fuliyay gobollada Baay & Bakool

#DIINSOORTV.com  Howlgal Qorshaysan oo ay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyed Gaar ahan Guutada 8-aad Qeybta 60-aad ayaa laga Fuliyey deegaano maleshiyada Khawaarijta Ay ku dhuumaaleeysanayeen kuwaasi oo ahaa goobo lacago Baad ah Dadka Shacabka Soomaaliyed uga Qaadan jireen.

Degaanada Howlgalkaan Qursheysana laga fuliyey Waxaa ka mid ah lawi nasro Bagdaad Day -Gaab  labaatan jirow iyo Degaanka Garas Dheere ee Isku Xira Gobalada Baay iyo Bokool.

Hool-Gal kan Guuleystey waxaa Hogaaminayey Taliyaha Guutada 8-aad Qeybta 60-aad Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyed G/le Maxamed Nuur Mad- Dheere oo ay qeyb ka ahaayey Saraakisha Taliska Guutada 8-aad iyo Halgamaa ibdow Baare iyo Gudoomiyihii hore Ee Degmada Diinsoor Ee Gobalka Baay Abdi salaan Haaji Siidow .

Dhamaan Degaanadan Hool-Galkan laga Fuliyey Waxaa Hada kusugan Gesiyasha Guutada 8-aad Ee Qeybta 60-aad CXDS

diinsoor

Writer & Blogger

All Posts

Diinsoortv.com key channel for brand awareness, engagement, lead generation, customer support and platform for people to discuss their issues and opinions. #dooymediat is a that allows people to share and exchange information’s, ideas, images, videos and even each other and more through our network. will cover some aspects of social media with its positive effect on particular fields like business, education, society and youth. During this Note DIINSOOR NEWS NETWORK will describe how it will affect Somali society in a broad way.

Sheikh maxamuud haaji Abdulbaari
Edit Template

info@diinsoortv.com

Welkom #diinsoornewnetwork Our mission is to provide vital transitional and cultural services, Constact us info@diinsoortv.com (visite our website Dinsoortv.com/

You have been successfully Subscribed! Ops! Something went wrong, please try again.

Quick Links

Home

Contact

Privacy Policy

As a passionate explorer of the intersection between technology, art, and the natural world, I’ve embarked on a journey to unravel the fascinating connections.
You have been successfully Subscribed! Ops! Something went wrong, please try again.

Quick Links

Home

Features

Terms & Conditions

Privacy Policy

Contact