Skip to content
March 9, 2026
  • home
  • facebook
  • tiktok
  • X
  • linkedin
  • youtube
  • linktr
Diinsoortv.com

Diinsoortv.com

#diinsoornewnetwork

Primary Menu
  • Home
  • WARARKA
  • WORDNEWS
  • Sport
  • Digil iyo mirifle
  • diinsoor
  • Video
  • dooyfoundation
  • About
  • Contact
  • LOGIN
Live
  • Home
  • Sport
  • Chelsea Oo Dhigtay Rikoodh Xun Oo Taariikhda England Ah.
  • Sport

Chelsea Oo Dhigtay Rikoodh Xun Oo Taariikhda England Ah.

diinsoornews February 26, 2024 1 minute read

Chelsea ayaa sameysay taariikh aan fiicnayn ka dib markii ay guuldarro ka soo gaartay finalka Carabao Cup ee Liverpool axadii garoonka Wembley.

Labada kooxood ayaa soo bandhigay ciyaar cajiib ah iyada oo labada kooxood ku kala bexeen 120 daqiiqo iyada oo Van Dijk dhaliyay goolka guusha daqiiqadii ugu dambeeyay.

Laakiin waxa ay ahayd fursad wayn oo ay khasaarisay Chelsea marka la eego in ay Liverpool dhaawacyo hadheeyeen kana maqnaayeen xiddigaha Mohamed Salah, Diogo Jota, Dominik Szoboszlai, Trent Alexander-Arnold, Curtis Jones iyo Alisson Becker.

Ryan Gravenberch ayaa ku biiray liiska dhaawacyada kadib makrii laga saaray garoonka sabab la xidhiidha dhaawaca.

Kooxda chelsea ayaa sii waday rikoodhkooda xun ee kulamada final-ka ee tartamada maxaliga ah.

Chelsea ayaa laga badiyay final-kii 6-aad ee maxali ah waana kooxdii ugu horaysay ee taariikhda England laga badiyo 6 final oo tartamada maxaliga ah.

About the Author

diinsoornews

Administrator

DIINSOOR NEWS NETWORK key channel for brand awareness, engagement, lead generation, customer support and platform for people to discuss their issues and opinions. #dooymediat is a that allows people to share and exchange information’s, ideas, images, videos and even each other and more through our network. will cover some aspects of social media with its positive effect on particular fields like business, education, society and youth. During this Note IDiinsoortv.com will describe how it will affect Somali society in a broad way.

Visit Website View All Posts

Post navigation

Previous: Toddobaadka cayaaraha Soomaalida oo lagu qabtay Atlanta
Next: Arsenal Oo Taariikh Samaysay Kulankii Ay Garaaceen Newcastle

Related Stories

Fc Midnimo Vs Fc Al Aamin degmada diinsoor
  • diinsoor
  • Sport

 Kulanka: Beri Tartanka Fc Midnimo Vs Fc Al Aamin Degmada Diinsoor

diinsoor March 2, 2024
Kooxda Fc Al Aamin degmada diinsoor
  • diinsoor
  • Sport

Daawo,. Maamulka Cusub Kooxda Fc Al Aamin Degmada Diinsoor,,

diinsoor March 1, 2024
Qorista Farta Soomaaliga diinsoortv
  • Sport

Daawo Kulan lagu xusayay 52 Guuradii Qorista Farta Soomaaliga oo lagu qabtay Magaalada Birstol Uk

diinsoor March 1, 2024
Sheikh maxamuud haaji Abdulbaari
Diinsoortv.com dooymedia Community Association #dooytechnonlgy Our mission is to provide vital transitional and cultural services, the dooymedia community to uphold cultural identit Email: : info@diinsoortv.com Contact Us: info@diinsoortv.com
Play
Play
Play
Play
Play
Play