Wafdi dowladda Soomaaliya oo laga soo celiyay gobolka Gedo

Wafdi isugu jira Xildhibaano iyo Guddoomyaha Gobolka Gedo oo Dowldda Federaalka ay ka dirtay Magaalada Muqdisho, ayaa loo diiday in ay ka degaan Garoonka Magaalada Garbahaarey oo sida la sheegay ay amnigiisu gacanta ku hayaan Ciidamo ka tirsan kuwa Itoobiya, sida ay oggaatay Idaacadda Shabelle.

Safarka Wafdigan oo fududeyntiisu uu Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ka codsaday Taliska Howlgalka KMG ah ee ATMIS ayaa dhex laga soo celiyay kadib markii loo baqay amniga mas’uuliyiintii laga duuliyay Magaalada Muqdisho.

  • International Conference Islamic Building Bridges TO Makkah

  • Faah-faahino kasoo baxaya qarax ka dhacay Qoryooley

  • WASIIRRO KA TIRSAN MAAMULKA HIRSHABEELLE

  • DAAWO,= SOOMAALI GUULO KA GAARTAY DOORASHOOYIN KA DHACAY MAREYKANKA

By DOOYMEDIA DIINSOORNEWS

Community Association Our mission is to provide vital transitional and cultural services, the dooymedia  community to uphold cultural identity #dooymedia #codkadooy #DIINSOOR

Related Post

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *