Wafdi isugu jira Xildhibaano iyo Guddoomyaha Gobolka Gedo oo Dowldda Federaalka ay ka dirtay Magaalada Muqdisho, ayaa loo diiday in ay ka degaan Garoonka Magaalada Garbahaarey oo sida la sheegay ay amnigiisu gacanta ku hayaan Ciidamo ka tirsan kuwa Itoobiya, sida ay oggaatay Idaacadda Shabelle.
Safarka Wafdigan oo fududeyntiisu uu Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ka codsaday Taliska Howlgalka KMG ah ee ATMIS ayaa dhex laga soo celiyay kadib markii loo baqay amniga mas’uuliyiintii laga duuliyay Magaalada Muqdisho.
-
Baarlamaanka Oo Ka Dooday Qodobada Dastuurka
-
Daawo.- safiyo cusmaan wanaas oo fariin u dirtey gudoomiyaha Degmada diinsoor
-
Daawo,-Maxaa Looga Hadlay Kulanka Labada Aqal Ee Somaliya
-
Navy to bring 35 Somali pirates to India