Wafdi dowladda Soomaaliya oo laga soo celiyay gobolka Gedo

Wafdi isugu jira Xildhibaano iyo Guddoomyaha Gobolka Gedo oo Dowldda Federaalka ay ka dirtay Magaalada Muqdisho, ayaa loo diiday in ay ka degaan Garoonka Magaalada Garbahaarey oo sida la sheegay ay amnigiisu gacanta ku hayaan Ciidamo ka tirsan kuwa Itoobiya, sida ay oggaatay Idaacadda Shabelle.

Safarka Wafdigan oo fududeyntiisu uu Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ka codsaday Taliska Howlgalka KMG ah ee ATMIS ayaa dhex laga soo celiyay kadib markii loo baqay amniga mas’uuliyiintii laga duuliyay Magaalada Muqdisho.

  • GUDOOMIYIHII HORE DEGMADA DIINSOOR OO FARIIN U DIREY SHACABKA

  • Madaxweynayaashii hore oo war kasoo saaray shirkoodii

  • TAARIIKHDA MAGAALADA DIINSOOR

    WAR DEG-DEG 3 Qof shacab ah oo lagu Dilay Degmada Diinsoor

  • warbixin aan ka sameyney dhaawac askari kgs (Aaman Fiile)

By DOOYMEDIA DIINSOORNEWS

Community Association Our mission is to provide vital transitional and cultural services, the dooymedia  community to uphold cultural identity #dooymedia #codkadooy #DIINSOOR

Related Post

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *