Wafdi dowladda Soomaaliya oo laga soo celiyay gobolka Gedo

Wafdi isugu jira Xildhibaano iyo Guddoomyaha Gobolka Gedo oo Dowldda Federaalka ay ka dirtay Magaalada Muqdisho, ayaa loo diiday in ay ka degaan Garoonka Magaalada Garbahaarey oo sida la sheegay ay amnigiisu gacanta ku hayaan Ciidamo ka tirsan kuwa Itoobiya, sida ay oggaatay Idaacadda Shabelle.

Safarka Wafdigan oo fududeyntiisu uu Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ka codsaday Taliska Howlgalka KMG ah ee ATMIS ayaa dhex laga soo celiyay kadib markii loo baqay amniga mas’uuliyiintii laga duuliyay Magaalada Muqdisho.

  • Al-Shabaab Oo Weerar Ku Qaaday Gobolka Shabeellaha Dhexe

  • Puntland expresses worry about amends to the federal constitution of Somalia

  • (Diinsoor Tv Network) Tacsiyo Tiiraanyo Leh U Direynaa Reer Dooy

  • Bomb-making materials seized in raid on Garissa Al-Shabaab

By DOOYMEDIA DIINSOORNEWS

Community Association Our mission is to provide vital transitional and cultural services, the dooymedia  community to uphold cultural identity #dooymedia #codkadooy #DIINSOOR

Related Post

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *