Skip to content
March 9, 2026
  • home
  • facebook
  • tiktok
  • X
  • linkedin
  • youtube
  • linktr
Diinsoortv.com

Diinsoortv.com

#diinsoornewnetwork

Primary Menu
  • Home
  • WARARKA
  • WORDNEWS
  • Sport
  • Digil iyo mirifle
  • diinsoor
  • Video
  • dooyfoundation
  • About
  • Contact
  • LOGIN
Live
  • Home
  • Sport
  • Toddobaadka cayaaraha Soomaalida oo lagu qabtay Atlanta
  • Sport

Toddobaadka cayaaraha Soomaalida oo lagu qabtay Atlanta

diinsoornews February 26, 2024 1 minute read

Displays the latest posts as either the site homepage or as the "Posts page" as defined under reading settings. If it exists, the Front Page template overrides this template when posts are shown on the homepage.

ATLANTA — 

Magaalada Atlanta ee gobolka Georgia ee dalkan Mareykanka waxaa todobaadkan ka dhacay tartamo isugu jiray kubadda cagta iyo kubadda koleyga oo ay ka qeyb galeen kooxo ka kala socday Soomaalida Waqooyiga America.

Tartankan oo sanad walba la qabto ayaa waxaa qaban qaabiyeyaashu ay sheegeen inay uga danleeyihiin is-dhexgalka dhallinyarada Soomaaliyeed iyo aragga cayaartooydii cuslaatay oo qaarkood u soo cayaaray xulkii qaranka Soomaaliya iyo kooxihii heerka 1-aad ee Soomaaliya.

Maxamed Colaad Xassan ayaa tartanka ka wareystay gudoomiyaha gdudigii soo qaban qaabiyay tartankan Ceydiid Jeenyo.

About the Author

diinsoornews

Administrator

DIINSOOR NEWS NETWORK key channel for brand awareness, engagement, lead generation, customer support and platform for people to discuss their issues and opinions. #dooymediat is a that allows people to share and exchange information’s, ideas, images, videos and even each other and more through our network. will cover some aspects of social media with its positive effect on particular fields like business, education, society and youth. During this Note IDiinsoortv.com will describe how it will affect Somali society in a broad way.

Visit Website View All Posts

Post navigation

Previous: Wiilka Soomaaliga ah ee jabiyey rikoorka maaratoonka Sweden
Next: Chelsea Oo Dhigtay Rikoodh Xun Oo Taariikhda England Ah.

Related Stories

Fc Midnimo Vs Fc Al Aamin degmada diinsoor
  • diinsoor
  • Sport

 Kulanka: Beri Tartanka Fc Midnimo Vs Fc Al Aamin Degmada Diinsoor

diinsoor March 2, 2024
Kooxda Fc Al Aamin degmada diinsoor
  • diinsoor
  • Sport

Daawo,. Maamulka Cusub Kooxda Fc Al Aamin Degmada Diinsoor,,

diinsoor March 1, 2024
Qorista Farta Soomaaliga diinsoortv
  • Sport

Daawo Kulan lagu xusayay 52 Guuradii Qorista Farta Soomaaliga oo lagu qabtay Magaalada Birstol Uk

diinsoor March 1, 2024
Sheikh maxamuud haaji Abdulbaari
Diinsoortv.com dooymedia Community Association #dooytechnonlgy Our mission is to provide vital transitional and cultural services, the dooymedia community to uphold cultural identit Email: : info@diinsoortv.com Contact Us: info@diinsoortv.com
Play
Play
Play
Play
Play
Play