Skip to content
March 9, 2026
  • home
  • facebook
  • tiktok
  • X
  • linkedin
  • youtube
  • linktr
Diinsoortv.com

Diinsoortv.com

#diinsoornewnetwork

Primary Menu
  • Home
  • WARARKA
  • WORDNEWS
  • Sport
  • Digil iyo mirifle
  • diinsoor
  • Video
  • dooyfoundation
  • About
  • Contact
  • LOGIN
Live
  • Home
  • WARARKA
  • MW XASAN SHEEKH OO SAXIIXAY SHARCIGA ILLAALINTA IYO MAAREYNTA DEEGAANKA
  • WARARKA

MW XASAN SHEEKH OO SAXIIXAY SHARCIGA ILLAALINTA IYO MAAREYNTA DEEGAANKA

diinsoornews February 26, 2024 1 minute read

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saxiixay sharciga illaalinta iyo maareynta deegaanka oo ay horray u ansixiyeen labada aqalka ee Baarlamaanka JFS.

Wasiirka wasaaradda deegaanka iyo Isbeddelka cimilada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Marwo Khadiijo Maxamed Almakhsuumi ayaa madaxweyne Xasan Sheekh uga mahadcelisay inuu saxiixay sharcigaan oo muhiim ah ilaalinta deegaanka.

“Waxaan u mahad celinaayaa madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud  oo maanta saxiixay sharciga ilaalinta iyo Maareeynta Deegaanka ee ay horrey u ansixiyeen Labada aqal ee baarlamaanka JFS” ayey tiri wasiir Khadiijo Maxamed Almakhsuumi.

Wasaaraddda deegaanka iyo isbaddelka cimilada ee DFS ayaa in muddo ah ku howlaneed soo saaridda sharci lagu badbaadin karo, laguna maareeyn karo deegaanka.

Sharcigan ayaa muhiim u ah illaalinta iyo maareeynta deegaanka si looga hortago, loona yareeyo saameeynta dalkeenu ku yeelan karto isbeddelka cimiladda.

About the Author

diinsoornews

Administrator

DIINSOOR NEWS NETWORK key channel for brand awareness, engagement, lead generation, customer support and platform for people to discuss their issues and opinions. #dooymediat is a that allows people to share and exchange information’s, ideas, images, videos and even each other and more through our network. will cover some aspects of social media with its positive effect on particular fields like business, education, society and youth. During this Note IDiinsoortv.com will describe how it will affect Somali society in a broad way.

Visit Website View All Posts

Post navigation

Previous: SOMALILAND OO KA HADASHAY BAARITAAN AY KU SAMAYSAY MEYDKA CABDINAASIR DAHABLE
Next: NIN DAB ISKU QABADSIIYEY AFAAFKA HORE EE SAFAARADDA ISRAA’IIL EE KU TAALLA WASHINGTON

Related Stories

Laftagareen diinsoortv
  • WARARKA

Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Oo lagu soo dhaweeyey Imaaraadka

diinsoor March 1, 2024
Dowlada koonfur galbeed
  • WARARKA

Daawo Wasaaradda qorshenta Dowlada koonfur galbeed oo lagu wareejiyay Gaadiid

diinsoor March 1, 2024
428523896_834803968690744_221243341704253959_n[1]
  • WARARKA

Madaxweynaha Soomaaliya oo khudbad ka jeediyay shirka Sawiro Diinsoortv Network

diinsoor February 29, 2024
Sheikh maxamuud haaji Abdulbaari
Diinsoortv.com dooymedia Community Association #dooytechnonlgy Our mission is to provide vital transitional and cultural services, the dooymedia community to uphold cultural identit Email: : info@diinsoortv.com Contact Us: info@diinsoortv.com
Play
Play
Play
Play
Play
Play