Category: WARARKA
-
MW XASAN SHEEKH OO SAXIIXAY SHARCIGA ILLAALINTA IYO MAAREYNTA DEEGAANKA
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saxiixay sharciga illaalinta iyo maareynta deegaanka oo ay horray u ansixiyeen labada aqalka ee Baarlamaanka JFS. Wasiirka wasaaradda deegaanka iyo Isbeddelka cimilada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Marwo Khadiijo Maxamed Almakhsuumi ayaa madaxweyne Xasan Sheekh uga mahadcelisay inuu saxiixay sharcigaan oo muhiim ah ilaalinta deegaanka. “Waxaan u mahad…
-
SOMALILAND OO KA HADASHAY BAARITAAN AY KU SAMAYSAY MEYDKA CABDINAASIR DAHABLE

Maamulka Somaliland ayaa shaaciyay Natiijada baaristaan ay ku sameeyeen Meydka Marxuum Cabdinasir Muuse Dahable, oo dhawaan lagu dilay magaalada Muqdisho, kaasi oo Meydkiisa shalay laga dejiyay magaalada Hargeysa. Agaasimaha Guud ee Isbitaalka Hargeysa Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cismaan oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in xarig cunaha lagaga ceejiyay Cabdinaasir Dahable, daanka bidixna uu jaban yahay,…
-
MADAXWEYNEYAASHA MASAR & ERITREA OO ISKU RAACAY ILAALINTA MADAX BANAANIDA SOMALIA
Madaxweynaha dalka Masar, C/fataax Al-sisi ayaa waxa uu Qasriga Al-itixaad ee magaalada Qaahira ee caasimadda dalkaas kula kulmay dhigiisa dalka Eritrea, Issiyas Efewerki oo booqasho shalay ku tagay Qaahira . Labada Madaxweyne ayaa ka wada hadlay arrimo dhowr ah oo ay kamid yihiin sii xoojinta xiriirka dalalka Masar iyo Eritrea, iyagoona sidoo kale isla soo…





