Skip to content
March 9, 2026
  • home
  • facebook
  • tiktok
  • X
  • linkedin
  • youtube
  • linktr
Diinsoortv.com

Diinsoortv.com

#diinsoornewnetwork

Primary Menu
  • Home
  • WARARKA
  • WORDNEWS
  • Sport
  • Digil iyo mirifle
  • diinsoor
  • Video
  • dooyfoundation
  • About
  • Contact
  • LOGIN
Live
  • Home
  • WARARKA
  • Akram Cafiif iyo wiilka kale ee Soomaaliga ah ee guusha u horseeday xulka Qatar
  • Sport
  • WARARKA

Akram Cafiif iyo wiilka kale ee Soomaaliga ah ee guusha u horseeday xulka Qatar

diinsoornews February 26, 2024 1 minute read

Ka dib markii Qatar ay saddex gool iyo hal kaga badisay xulka Urdun ciyaartii kama danbaysta ahayd ee tartanka Sabtidii, ayaa waxaa baraha bulshada buux dhaafiyay hal ku dhigyo loogu hambalyeynayo xulka Qatar oo gaaray guushii labaad oo xiriir ah, halka dadka qaar ay hambalyo u dirayeen xulka Urdun oo soo gaaray finalka tartanka.

Waa markii ugu horreysay taariikhda xulka Jordan uu soo gaaro ciyaarta ugu dambaysa ee tartanka, inkastoo laga badiyay ciyaarta.

Kulankan kama danbaysta ee tartanka ma ahayn mid caadi ah, sida ay dad badan qabaan, markii ugu horreysay taariikhda kulanka ugu danbeeya ee Koobka Qaramada Asia, ciyaarta waxaa lagu arkay 3 rigoore oo ay guusha ku raacday xulka Qatar, taasoo keentay in khilaaf iyo su’aal badan oo la iska waydiiyay “waxtarka iyo daacadnimada garsooraha ciyaarta” oo u dhashay dalka Shiinaha.

About the Author

diinsoornews

Administrator

DIINSOOR NEWS NETWORK key channel for brand awareness, engagement, lead generation, customer support and platform for people to discuss their issues and opinions. #dooymediat is a that allows people to share and exchange information’s, ideas, images, videos and even each other and more through our network. will cover some aspects of social media with its positive effect on particular fields like business, education, society and youth. During this Note IDiinsoortv.com will describe how it will affect Somali society in a broad way.

Visit Website View All Posts

Post navigation

Previous: Sida xiddiga Kansarka ku waayay xiniintiisa uu guusha lama filaanka ah ugu horseeday Ivory Coast
Next: Wiilka Soomaaliga ah ee jabiyey rikoorka maaratoonka Sweden

Related Stories

Fc Midnimo Vs Fc Al Aamin degmada diinsoor
  • diinsoor
  • Sport

 Kulanka: Beri Tartanka Fc Midnimo Vs Fc Al Aamin Degmada Diinsoor

diinsoor March 2, 2024
Kooxda Fc Al Aamin degmada diinsoor
  • diinsoor
  • Sport

Daawo,. Maamulka Cusub Kooxda Fc Al Aamin Degmada Diinsoor,,

diinsoor March 1, 2024
Qorista Farta Soomaaliga diinsoortv
  • Sport

Daawo Kulan lagu xusayay 52 Guuradii Qorista Farta Soomaaliga oo lagu qabtay Magaalada Birstol Uk

diinsoor March 1, 2024
Sheikh maxamuud haaji Abdulbaari
Diinsoortv.com dooymedia Community Association #dooytechnonlgy Our mission is to provide vital transitional and cultural services, the dooymedia community to uphold cultural identit Email: : info@diinsoortv.com Contact Us: info@diinsoortv.com
Play
Play
Play
Play
Play
Play