MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD OO SHIR UGA QAYB GALAYA MAGAALADA NAIROBI
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka mid ah madaxda Caalamka ee ka qeybgalaya shirka Qaramada Midoobay ee arrimaha deegaanka ka socda magaalada Nairobi ee dalka Kenya Madaxweynayaal iyo in ka badan…








