Guddoomiyaha Degmada Diinsoor ahna Duqa Magaalada, Mudane Cabdicasiis Xaaji Fiqi (Madaale) oo ay wehliyaan ku-xigeennadiisa iyo Laamaha Amniga ayaa maanta degmada Diinsoor kusoo dhoweeyey wafdi heer sare ah oo uu hoggaaminayo Xildhibaan Salaax Shariif Sayid Cali Oo Ka Tirsan Xildhibaanada Baarlamaanka Jamhuuriyada Federalka Soomaaliya
See less
