Wafdi isugu jira Xildhibaano iyo Guddoomyaha Gobolka Gedo oo Dowldda Federaalka ay ka dirtay Magaalada Muqdisho, ayaa loo diiday in ay ka degaan Garoonka Magaalada Garbahaarey oo sida la sheegay ay amnigiisu gacanta ku hayaan Ciidamo ka tirsan kuwa Itoobiya, sida ay oggaatay Idaacadda Shabelle.
Safarka Wafdigan oo fududeyntiisu uu Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ka codsaday Taliska Howlgalka KMG ah ee ATMIS ayaa dhex laga soo celiyay kadib markii loo baqay amniga mas’uuliyiintii laga duuliyay Magaalada Muqdisho.
-
WAFDI KA SOCDA (EU Civil Protection & Humanitarian Aid) OO GAAREY MAGAALADA BAYDHABO
-
SH. QULQUL, DHIBAATADA QABIILADA MIRIFLE AY KU HAYAAN LABADAAN QABIILada DABARE IYO EELAY
-
Cayaaraha Arsenal Guushi Ay Ka Gaartay Kooxda Chelsea
-
Shirka Jaaliyada shabeele state Kenya Nairobi