Wafdi isugu jira Xildhibaano iyo Guddoomyaha Gobolka Gedo oo Dowldda Federaalka ay ka dirtay Magaalada Muqdisho, ayaa loo diiday in ay ka degaan Garoonka Magaalada Garbahaarey oo sida la sheegay ay amnigiisu gacanta ku hayaan Ciidamo ka tirsan kuwa Itoobiya, sida ay oggaatay Idaacadda Shabelle.
Safarka Wafdigan oo fududeyntiisu uu Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ka codsaday Taliska Howlgalka KMG ah ee ATMIS ayaa dhex laga soo celiyay kadib markii loo baqay amniga mas’uuliyiintii laga duuliyay Magaalada Muqdisho.
-
DAWWO TAARIIKHDA MAGAALADA DIINSOOR
-
Man City Oo Markii 4-aad Ku Guulaystay Premier League
-
DAAWO WAR MURTIYEEDKA SHIRKA WADATASHIGA QARAN SOMALIYA
-
Degmada Diinsoor oo maanta lagu soo gabagabeeyey shirarkii nabadeynta beelaha Dabare iyo geelidle.