NEWS
Wacyigelinayo Ka hortaga Ka ganacsiga Gurmadka Oo Lagu qabtay Diinsoor. Wararka diinsoor
#diinsoortv Wasaaradda Arrimaha Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Degmada Diinsoor ku daahfurey Wacyigelinta Bulshada ka hortaga ka ganacsiga Sahayda Gurmadka Bani’adannimada.…
Dagaalyahannada Al Shabaab oo weerar ku miray saldhigga ciidanka Itoobiya ee degmada Diinsoor.
Wararka ka imaanaya gobolka Baay ayaa sheegaya in jihaadiyiinta Al Shabaab ay markale weeraro culus ku qaadeen saldhig ay ku sugnaayeen ciidamada soo duulayaasha Xabashida…
Daawo khudbadii jumada Sheikh maxamuud haaji Abdulbaari
Daawo khudbadii jumada Sheikh maxamuud haaji Abdulbaari sheikh-mohamud-sheikh-abdulbari/
Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaarey dalka Jabuuti
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Jabuuti ee Caasimadda dalka aan walaalaha nahay ee Jamhuuriyadda Jabuuti,…
High-level consultations on elections, unity and drought response start in Somalia
Somali President Hassan Sheikh Mohamud on Thursday hosted senior officials and members of the Somali Future Council at the presidential palace in Mogadishu, as part…






