Kulanka Beri Tartanka: 3/3/2024 Fc Midnimo Vs Fc Al Aamin 4:20 Galabnimo Insha Allah Garsoorka: Sharif Mohamed Taakoy Garoonka : Sh/Maktub Karama Stadium...
War Cusub Maamulka Kooxda Fc Al Aamin Oo Noqday Macalinka Cusub Mr Mohamed Nuur Marka Xigta Waxaan Hambalyo Iyo Bogaadin U dirayaa maamulka Kooxda iyo Ciyaartoydaba Sababtuna Waa Isku Xirnaanta Kooxd...
Kulan lagu xusayay 52 Guuradii Qorista Farta Soomaaliga oo lagu qabtay Magaalada Birstol Uk. Ururka Hadhdo ayaa waxa uu soo qaban qaabiyay munaasabad lagu xusayay Maalinta la qoray Farta soomaaliga oo...
Xiddiga khadka dhexe ee Paul Pogba ayaa laga ganaaxay kubada cagta sida ay sheegayaan wararku. Saxafiga Fabrizio Romano ayaa sheegay in muddo 4 bilood ah Paul Pogba laga ganaaxay kubada cagta. Pogba a...
Manchester United ayaa rikoodh cusub ka dhigtay tartanka FA Cup-ka kadib markii ay si dirqi ah uga badisay kooxda Nottingham Forest una soo baxday wareega 8 dhamaadka tartankan...
Waxaa degmada diinsoor ee gobolka Baay ka bilowdey Tartanka Ciyaaraha oo loo qabtey qaar ka mid ah kooxaha heerka 1aad ee Ciyaartoyda degmada ...
Garoonka turmiyeeri ee Magaalada Bosaaso waxaa laga daah furey koobka Kubada Cagta ee Ardeyda Mahadka Citycoy collage waxaana Ujeedka koobka loo qabtey Ardeyda uu ahaa mid lagu donaaya in Ardeyda Maca...
Arsenal ayaa taariikh ka dhigtay horyaalka Premier League intii ay socotay guushi ay ka gaadheen Newcastle United. Ka dib markii ay Liverpool badisay bartamihii isbuuca, Manchester Cityna ay garaacday...
Chelsea ayaa sameysay taariikh aan fiicnayn ka dib markii ay guuldarro ka soo gaartay finalka Carabao Cup ee Liverpool axadii garoonka Wembley. Labada kooxood ayaa soo bandhigay ciyaar cajiib ah iyada...
ATLANTA — Magaalada Atlanta ee gobolka Georgia ee dalkan Mareykanka waxaa todobaadkan ka dhacay tartamo isugu jiray kubadda cagta iyo kubadda koleyga oo ay ka qeyb galeen kooxo ka kala socday So...








