diinsoornews
DIINSOOR NEWS NETWORK key channel for brand awareness, engagement, lead generation, customer support and platform for people to discuss their issues and opinions. #diinsoornewnetwork is a that allows people to share and exchange information’s, ideas, images, videos and even each other and more through our network. will cover some aspects of social media with its positive effect on particular fields like business, education, society and youth. During this Note IDiinsoortv.com will describe how it will affect Somali society in a broad way.
Tartan kubada cagta ah oo ka socda garonnka degmada Diinsoor
Waxaa degmada diinsoor ee gobolka Baay ka bilowdey Tartanka Ciyaaraha oo loo qabtey qaar ka mid ah kooxaha heerka 1aad ee Ciyaartoyda degmada
Daawo,. Maamulka Cusub Kooxda Fc Al Aamin Degmada Diinsoor,,
War Cusub Maamulka Kooxda Fc Al Aamin Oo Noqday Macalinka Cusub Mr Mohamed Nuur Marka Xigta Waxaan Hambalyo Iyo Bogaadin U dirayaa maamulka Kooxda iyo Ciyaartoydaba Sababtuna Waa Isku Xirnaanta Kooxda Isjecleysiga dhamaan ciyaartoyda iyo…
Dagaalyahannada Al Shabaab oo weerar ku miray saldhigga ciidanka Itoobiya ee degmada Diinsoor.
Wararka ka imaanaya gobolka Baay ayaa sheegaya in jihaadiyiinta Al Shabaab ay markale weeraro culus ku qaadeen saldhig ay ku sugnaayeen ciidamada soo duulayaasha Xabashida Itoobiya. Xalay fiidkii ayay dagaalyahannada Shabaabul Mujaahidiin weerar culus ku…
Wacyigelinayo Ka hortaga Ka ganacsiga Gurmadka Oo Lagu qabtay Diinsoor. Wararka diinsoor
#diinsoortv Wasaaradda Arrimaha Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Degmada Diinsoor ku daahfurey Wacyigelinta Bulshada ka hortaga ka ganacsiga Sahayda Gurmadka Bani’adannimada. Kulanka Waxaa ka soo Qeyb galey Xubno ka tirsan Maamulka…
Daawo khudbadii jumada Sheikh maxamuud haaji Abdulbaari
Daawo khudbadii jumada Sheikh maxamuud haaji Abdulbaari sheikh-mohamud-sheikh-abdulbari/
Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaarey dalka Jabuuti
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Jabuuti ee Caasimadda dalka aan walaalaha nahay ee Jamhuuriyadda Jabuuti, halkaasi oo si diiran loogu soo dhoweeyay. Booqashada Madaxweyne Xasan…
Fowsiyo oo ku dhawaaqday inay tahay Musharax u taagan xilka Midowga Afrika
Xildhibaan Fowsiyo Xaaji Aadan oo ka mid ah Golaha Shacabka BJFS ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday inay tahay murashax u taagan xilka Guddoomiyaha Ururka Midowga Afrika, oo doorashadiisa la qaban doono 25-ka Febraayo ee…
DF OO QAADAY TALLAABO CULUS OO LAGU SOO AFJARAYO SHABAABKA KU SUGAN
Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya howlgallo culus oo maanta ka socda aagga magaalada Camaarka ee koonfurta gobolka Mudug, kuwaas oo ay iska kaashanayaan ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa dadka deegaanka. Howlgallada ayaa xoogooda…
Paul Pogba Oo 4 Sano Laga Ganaaxay Kubada Cagta, #Diinsoortvsport
Xiddiga khadka dhexe ee Paul Pogba ayaa laga ganaaxay kubada cagta sida ay sheegayaan wararku. Saxafiga Fabrizio Romano ayaa sheegay in muddo 4 bilood ah Paul Pogba laga ganaaxay kubada cagta. Pogba ayaa lagu helay…









