Wafdi Qaramada Midoobay. oo gaarey magaaladda Baydhabo
Wafdigan ayaa waxaa hoggaaminayay Madaxa Siyaasadda Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, Mudane Vikram Parekh iyo Madaxa Siyaasadda Qaramada Midoobay ee u qaabilsan Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Morgan Dube. Kulanka oo ay ka qeybgaleen Wasiirka Arimaha Gudaha,…









