FIFA Oo Soo Saartay R Sharci Oo Cusub Ka Hor Koobka Addunka

Ururka kubadda cagta adduunka FIFA ayaa ansixiyay afar xeer oo cusub oo lagu dabaqi doono ciyaaraha kubadda cagta ka hor 2026 FIFA World Cup.Koobka Adduunka 2026 waxaa wada martigelin doona United States, Canada, iyo Mexico. Tartankan waxaa ka qayb geli doona 48 xul halkii ay hore uga ahaan jireen 32 xul.Isbeddelladan cusub waxaa la filayaa…