Xarun dadka waaweyn wax lagu baro oo laga furay Deegaanka Dadaab

Xiryaha qoxootiga dhadhaab ee dalka keynya waxaa ka jira iskuulo waxbarasho oo leh hoose/dhaxe iyo sare oo lacag la’aan ah oo ay maamulaan hay’adaha samafalka ama ka shaqeeya arimaha waxbarashada ayaa waxaa ka faa’ideystaa carruurta yar yar balse waxaa banana fursado waxbarasho aan heysanin dadka waa weyn. Labo sano ka hor xirada qoxootiga xagardheer waxaa […]