Skip to content
March 9, 2026
  • home
  • facebook
  • tiktok
  • X
  • linkedin
  • youtube
  • linktr
Diinsoortv.com

Diinsoortv.com

#diinsoornewnetwork

Primary Menu
  • Home
  • WARARKA
  • WORDNEWS
  • Sport
  • Digil iyo mirifle
  • diinsoor
  • Video
  • dooyfoundation
  • About
  • Contact
  • LOGIN
Live
  • Home
  • WARARKA
  • Wiilka Soomaaliga ah ee jabiyey rikoorka maaratoonka Sweden
  • WARARKA

Wiilka Soomaaliga ah ee jabiyey rikoorka maaratoonka Sweden

diinsoornews February 26, 2024 1 minute read

Suldaan Xasan oo ah wiil asal ahaan ka soo jeeda Soomaaliya, isla markaana heysta dhalashada dalka Sweden ayaa 2.07.35 ku dhameystay kaalinta 10-aad ee orodka markii ugu horreysay ee uu garoonka ka soo muuqday taasoo kor u qaadday rikoorkii hore ee u yaallay Sweden in hal daqiiqo ka badan.

Suldaan ayaa hadda galay kaalinta afaraad ee abid Sweden.

Waxay ahayd billow aad loogu riyaaqay marka ay noqoto Suldaan, waxaana lagu ammaanay tababar dheer oo uu waqti badan ku soo bixiyay.

Suldaan ayaa dhowr kilomitir ka dib gaabiyay orodkiisa isaga oo ay ka hormareen qaar ka mid ah orodyahannada kale, waxa uuna sameeyay soo laba kacleyn u sahashay in kaalin hore uu ugu dambeyn galo.

“Waxa aan yara dedejiyay orodkaygii dhawrkii kiiloomitir ee ugu dambeeyay, taasna waxa ay qayb ka tahay xirfadaha tartanka, ma aanan sameynin qiyaasta tababarka labadii bilood ee lasoo dhaafay, sababtoo ah waxa aan dhaqaaleyneynay tamar badan, laakiin xaqiiqada ayaa ah in aan marnaba niyad jabin oo aan daalin”, ayuu yiri Suldaan Xasan.

About the Author

diinsoornews

Administrator

DIINSOOR NEWS NETWORK key channel for brand awareness, engagement, lead generation, customer support and platform for people to discuss their issues and opinions. #dooymediat is a that allows people to share and exchange information’s, ideas, images, videos and even each other and more through our network. will cover some aspects of social media with its positive effect on particular fields like business, education, society and youth. During this Note IDiinsoortv.com will describe how it will affect Somali society in a broad way.

Visit Website View All Posts

Post navigation

Previous: Akram Cafiif iyo wiilka kale ee Soomaaliga ah ee guusha u horseeday xulka Qatar
Next: Toddobaadka cayaaraha Soomaalida oo lagu qabtay Atlanta

Related Stories

Laftagareen diinsoortv
  • WARARKA

Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Oo lagu soo dhaweeyey Imaaraadka

diinsoor March 1, 2024
Dowlada koonfur galbeed
  • WARARKA

Daawo Wasaaradda qorshenta Dowlada koonfur galbeed oo lagu wareejiyay Gaadiid

diinsoor March 1, 2024
428523896_834803968690744_221243341704253959_n[1]
  • WARARKA

Madaxweynaha Soomaaliya oo khudbad ka jeediyay shirka Sawiro Diinsoortv Network

diinsoor February 29, 2024
Sheikh maxamuud haaji Abdulbaari
Diinsoortv.com dooymedia Community Association #dooytechnonlgy Our mission is to provide vital transitional and cultural services, the dooymedia community to uphold cultural identit Email: : info@diinsoortv.com Contact Us: info@diinsoortv.com
Play
Play
Play
Play
Play
Play