Wafdi isugu jira Xildhibaano iyo Guddoomyaha Gobolka Gedo oo Dowldda Federaalka ay ka dirtay Magaalada Muqdisho, ayaa loo diiday in ay ka degaan Garoonka Magaalada Garbahaarey oo sida la sheegay ay amnigiisu gacanta ku hayaan Ciidamo ka tirsan kuwa Itoobiya, sida ay oggaatay Idaacadda Shabelle.
Safarka Wafdigan oo fududeyntiisu uu Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ka codsaday Taliska Howlgalka KMG ah ee ATMIS ayaa dhex laga soo celiyay kadib markii loo baqay amniga mas’uuliyiintii laga duuliyay Magaalada Muqdisho.
-
Daawo,; TURJUMAAD: Itoobiya Airlines oo ka been sheegtay go’aan ay fulisay, wareysiga Mareeyaheeda
-
Daawo Qaar kamid ah Ardayda Qaybta Gabadha Macahadka Al Hudda Educational
-
(Kiiska Luul) Maxkamadda Gobolka Banaadir oo markale muddeysay dacwadda
-
(WFP) says 6.9 mln people require aid in Somalia in 2024