Wafdi dowladda Soomaaliya oo laga soo celiyay gobolka Gedo

Wafdi isugu jira Xildhibaano iyo Guddoomyaha Gobolka Gedo oo Dowldda Federaalka ay ka dirtay Magaalada Muqdisho, ayaa loo diiday in ay ka degaan Garoonka Magaalada Garbahaarey oo sida la sheegay ay amnigiisu gacanta ku hayaan Ciidamo ka tirsan kuwa Itoobiya, sida ay oggaatay Idaacadda Shabelle.

Safarka Wafdigan oo fududeyntiisu uu Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ka codsaday Taliska Howlgalka KMG ah ee ATMIS ayaa dhex laga soo celiyay kadib markii loo baqay amniga mas’uuliyiintii laga duuliyay Magaalada Muqdisho.

  • Wafdi ka socda Midowga Yurub oo lagu soo dhaweeyay Muqdisho

  • hambalyo ciyaaraha burco

    Daawo, Burco Oo Ku Guulaysatay Koobka Horyaallada Somaliland

  • Dawwo’. Madaxweyne Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Aqalka Madaxtooyada ku Qaabilay Wasiirka Awqaafta iyo Arimaha Diinta

  • Daawo’. Waxaan maanta Si Nabad ah loo galey imitixaankii DAMAL CAFIMAADDegmada Diinsor Gobalka Bay

By DOOYMEDIA DIINSOORNEWS

Community Association Our mission is to provide vital transitional and cultural services, the dooymedia  community to uphold cultural identity #dooymedia #codkadooy #DIINSOOR

Related Post

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *