Wafdi dowladda Soomaaliya oo laga soo celiyay gobolka Gedo

Wafdi isugu jira Xildhibaano iyo Guddoomyaha Gobolka Gedo oo Dowldda Federaalka ay ka dirtay Magaalada Muqdisho, ayaa loo diiday in ay ka degaan Garoonka Magaalada Garbahaarey oo sida la sheegay ay amnigiisu gacanta ku hayaan Ciidamo ka tirsan kuwa Itoobiya, sida ay oggaatay Idaacadda Shabelle.

Safarka Wafdigan oo fududeyntiisu uu Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ka codsaday Taliska Howlgalka KMG ah ee ATMIS ayaa dhex laga soo celiyay kadib markii loo baqay amniga mas’uuliyiintii laga duuliyay Magaalada Muqdisho.

  • Golaha Wasiirada Oo Ansixiyay Guddoomiyaha Bangiga iyo Horumarinta

  • Degmada Xudur Tababar kusaabsan xoojinta doorka Haweenka

  • Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya

    Soomaaliya Iyo Turkiga Fulinta Heshiiska Difaaca Iyo Dhaqaalaha (Diinsoor Tv Network)

  • Akhriso-Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Iyo Hawada Somaiya

By DOOYMEDIA DIINSOORNEWS

Community Association Our mission is to provide vital transitional and cultural services, the dooymedia  community to uphold cultural identity #dooymedia #codkadooy #DIINSOOR

Related Post

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *