Wafdi isugu jira Xildhibaano iyo Guddoomyaha Gobolka Gedo oo Dowldda Federaalka ay ka dirtay Magaalada Muqdisho, ayaa loo diiday in ay ka degaan Garoonka Magaalada Garbahaarey oo sida la sheegay ay amnigiisu gacanta ku hayaan Ciidamo ka tirsan kuwa Itoobiya, sida ay oggaatay Idaacadda Shabelle.
Safarka Wafdigan oo fududeyntiisu uu Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ka codsaday Taliska Howlgalka KMG ah ee ATMIS ayaa dhex laga soo celiyay kadib markii loo baqay amniga mas’uuliyiintii laga duuliyay Magaalada Muqdisho.
-
Wasiir Fardowsa Osman Egal, Ay Ku Hortageysay Baarlamaanka
-
Ties for a Resilient Future: Somali Ambassador Visits Islamic Development Bank Headquarters
-
Ciidamada dowladda oo howlgallo ka sameeyay gobolka Baay
-
Somalia marked a monumental historical moment as we attained full membership in the East African Community