Wafdi isugu jira Xildhibaano iyo Guddoomyaha Gobolka Gedo oo Dowldda Federaalka ay ka dirtay Magaalada Muqdisho, ayaa loo diiday in ay ka degaan Garoonka Magaalada Garbahaarey oo sida la sheegay ay amnigiisu gacanta ku hayaan Ciidamo ka tirsan kuwa Itoobiya, sida ay oggaatay Idaacadda Shabelle.
Safarka Wafdigan oo fududeyntiisu uu Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ka codsaday Taliska Howlgalka KMG ah ee ATMIS ayaa dhex laga soo celiyay kadib markii loo baqay amniga mas’uuliyiintii laga duuliyay Magaalada Muqdisho.
-
OGAYSIIS Jaaliyada koonfur galbeed ee Netherlands
-
Koxda Fathurahman ayaa ku guuleysatey Tartankii ka socdey Degmada diinsoor. Daawo Sawiro
-
OGAYSIIS Dhamaan Jaaliyada koonfur galbeed ee Dalka BELGIUM
-
Shirka wada tashiga Jaaliyadaha Qurbo Joogta Reer Dooy North America & Europe !