Wafdi isugu jira Xildhibaano iyo Guddoomyaha Gobolka Gedo oo Dowldda Federaalka ay ka dirtay Magaalada Muqdisho, ayaa loo diiday in ay ka degaan Garoonka Magaalada Garbahaarey oo sida la sheegay ay amnigiisu gacanta ku hayaan Ciidamo ka tirsan kuwa Itoobiya, sida ay oggaatay Idaacadda Shabelle.
Safarka Wafdigan oo fududeyntiisu uu Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ka codsaday Taliska Howlgalka KMG ah ee ATMIS ayaa dhex laga soo celiyay kadib markii loo baqay amniga mas’uuliyiintii laga duuliyay Magaalada Muqdisho.
-
Daawo Ururka Dhalinyarada Kgs ayaa baaq nabadeed u diray beelaha walaalaha ah ee ku dagaalamay degmada diinsoor
-
Daawo Gudoomiyaha Dooy Foundation Oo Baaq nabadeed
-
Odayaasha Dhaqanka KGS Oo Si Kulul Uga Hadlay Xaalada Degmada Diinsoor
-
Daawo Baaq Nabadeed Sheikh Mohamud Sheikh Abdulbari