Blog
-
Daawo khudbadii jumada Sheikh maxamuud haaji Abdulbaari

Daawo khudbadii jumada Sheikh maxamuud haaji Abdulbaari sheikh-mohamud-sheikh-abdulbari/
-
Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaarey dalka Jabuuti

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Jabuuti ee Caasimadda dalka aan walaalaha nahay ee Jamhuuriyadda Jabuuti, halkaasi oo si diiran loogu soo dhoweeyay. Booqashada Madaxweyne Xasan Sheekh ee dalka Jabuuti ayaa salka ku haysa aragti wadaag ku saleysan xaaladda gobolka, iskaashiga, wadajirka, danwadaagga iyo xiriirka soo…
-
High-level consultations on elections, unity and drought response start in Somalia

Somali President Hassan Sheikh Mohamud on Thursday hosted senior officials and members of the Somali Future Council at the presidential palace in Mogadishu, as part of efforts to advance national dialogue on key political and security challenges. The meeting followed an invitation extended by the federal government to bring together political stakeholders amid growing debate…
-
Daawo khudbadii jumada Sheikh maxamuud haaji Abdulbaari

Daawo khudbadii jumada Sheikh maxamuud haaji Abdulbaari sheikh-mohamud-sheikh-abdulbari/
-
Kulanka: Beri Tartanka Fc Midnimo Vs Fc Al Aamin Degmada Diinsoor

Kulanka Beri Tartanka: 3/3/2024 Fc Midnimo Vs Fc Al Aamin 4:20 Galabnimo Insha Allah Garsoorka: Sharif Mohamed Taakoy Garoonka : Sh/Maktub Karama Stadium
-
Daawo,. Maamulka Cusub Kooxda Fc Al Aamin Degmada Diinsoor,,

War Cusub Maamulka Kooxda Fc Al Aamin Oo Noqday Macalinka Cusub Mr Mohamed Nuur Marka Xigta Waxaan Hambalyo Iyo Bogaadin U dirayaa maamulka Kooxda iyo Ciyaartoydaba Sababtuna Waa Isku Xirnaanta Kooxda Isjecleysiga dhamaan ciyaartoyda iyo U Heelinaanta Kooxda Inay Horumarto Xaqiiq Arimaha Noocan & Kuladama Noocan Waa Wax Loo Baahan yahay soo dhoweynta iyo kalgaceyl…





