Category: WORDNEWS
-
Dagaalyahannada Al Shabaab oo weerar ku miray saldhigga ciidanka Itoobiya ee degmada Diinsoor.

Wararka ka imaanaya gobolka Baay ayaa sheegaya in jihaadiyiinta Al Shabaab ay markale weeraro culus ku qaadeen saldhig ay ku sugnaayeen ciidamada soo duulayaasha Xabashida Itoobiya. Xalay fiidkii ayay dagaalyahannada Shabaabul Mujaahidiin weerar culus ku qaadeen xerada ciidamada Itoobiya ee degmada Diinsoor. Goob joogayaal ayaa sheegay in ay maqlayeen hugunka rasaas culus oo ay labada…
-
Wacyigelinayo Ka hortaga Ka ganacsiga Gurmadka Oo Lagu qabtay Diinsoor. Wararka diinsoor

#diinsoortv Wasaaradda Arrimaha Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Degmada Diinsoor ku daahfurey Wacyigelinta Bulshada ka hortaga ka ganacsiga Sahayda Gurmadka Bani’adannimada. Kulanka Waxaa ka soo Qeyb galey Xubno ka tirsan Maamulka Degmada Diinsoor, Saraakiisha Ciidanka Booliska, Culimada deegaanka, iyo Qeybaha kala duwan Bulshada Degmada Diinsoor.
-
Daawo khudbadii jumada Sheikh maxamuud haaji Abdulbaari

Daawo khudbadii jumada Sheikh maxamuud haaji Abdulbaari sheikh-mohamud-sheikh-abdulbari/
-
Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaarey dalka Jabuuti

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Jabuuti ee Caasimadda dalka aan walaalaha nahay ee Jamhuuriyadda Jabuuti, halkaasi oo si diiran loogu soo dhoweeyay. Booqashada Madaxweyne Xasan Sheekh ee dalka Jabuuti ayaa salka ku haysa aragti wadaag ku saleysan xaaladda gobolka, iskaashiga, wadajirka, danwadaagga iyo xiriirka soo…
-
High-level consultations on elections, unity and drought response start in Somalia

Somali President Hassan Sheikh Mohamud on Thursday hosted senior officials and members of the Somali Future Council at the presidential palace in Mogadishu, as part of efforts to advance national dialogue on key political and security challenges. The meeting followed an invitation extended by the federal government to bring together political stakeholders amid growing debate…
-
Fawzia Yusuf Haji Adam challenges Kenya’s Raila Odinga for African Union’s top job

Former Somali Foreign Minister Fawzia Yusuf Haji Adam has announced her run for the African Union Commission (AUC) Chairperson role, setting up a notable contest against Kenya’s former Prime Minister Raila Odinga. Adam could be the first Somali to occupy this significant position if elected for the term spanning 2025 to 2028





