Skip to content
March 9, 2026
  • home
  • facebook
  • tiktok
  • X
  • linkedin
  • youtube
  • linktr
Diinsoortv.com

Diinsoortv.com

#diinsoornewnetwork

Primary Menu
  • Home
  • WARARKA
  • WORDNEWS
  • Sport
  • Digil iyo mirifle
  • diinsoor
  • Video
  • dooyfoundation
  • About
  • Contact
  • LOGIN
Live
  • Home
  • WARARKA
  • Daawo Wasaaradda qorshenta Dowlada koonfur galbeed oo lagu wareejiyay Gaadiid
  • WARARKA

Daawo Wasaaradda qorshenta Dowlada koonfur galbeed oo lagu wareejiyay Gaadiid

diinsoor March 1, 2024 1 minute read
Dowlada koonfur galbeed
Diinsoortv Wasaarada Qorsheynta, Maalgashiga & Horumarinta Dhaqaalaha Dowlada koonfur galbeed ayaa maanta la wareegtay gaari Toyota Land Cruiser oo lagu talagaley hormarinta Mashruuca looso gaabiyo “SHIR” ee ay maal galiso hey’ada GIZ.

Munaasabad kooban ee Wareejinta gaariga ayaa ka Qabsoontay xarunta wasaarada Qorsheynta waxaana Ka Soo Qaybgalay Wasiirka Wasaarada Qorshaynta Dowlada koonfur galbeed Mudane Hussein Sheikh-hussein Agaasimaha Guud wasaarada Qorsheynta Mudane Yakub Isak Hussein iyo Madax ka socotay hey’ada GIZ xafiiska Baydhabo.

Wasiirka wasaarada Qorsheynta ayaa uga mahad celiyey hey’ada GIZ Wada shaqeynta wagaasan ee kala dhaxeysa wasaarada waxa uuna xusay in gaarigaan Loogu Talagalay in lagu Fududeeyo adeeg bixintan wasaarada.

     

About the Author

diinsoor

Administrator

DIINSOOR NEWS NETWORK Our mission is to provide vital transitional and cultural services, the dooymedia community to uphold cultural identity

Visit Website View All Posts

Post navigation

Previous: Madaxweynaha Soomaaliya oo khudbad ka jeediyay shirka Sawiro Diinsoortv Network
Next: Maamulka degmada Baraawe iyo wasaaradaha KG oo kulan muhiim ah yeeshay

Related Stories

Laftagareen diinsoortv
  • WARARKA

Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Oo lagu soo dhaweeyey Imaaraadka

diinsoor March 1, 2024
428523896_834803968690744_221243341704253959_n[1]
  • WARARKA

Madaxweynaha Soomaaliya oo khudbad ka jeediyay shirka Sawiro Diinsoortv Network

diinsoor February 29, 2024
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya
  • WARARKA

Warbixinta todobaadlaha ah ee waxqabadka dowladda Soomaaliya

diinsoor February 29, 2024
Sheikh maxamuud haaji Abdulbaari
Diinsoortv.com dooymedia Community Association #dooytechnonlgy Our mission is to provide vital transitional and cultural services, the dooymedia community to uphold cultural identit Email: : info@diinsoortv.com Contact Us: info@diinsoortv.com
Play
Play
Play
Play
Play
Play