Daawo khudbadii jumada Sheikh maxamuud haaji Abdulbaari sheikh-mohamud-sheikh-abdulbari/...
Kulanka Beri Tartanka: 3/3/2024 Fc Midnimo Vs Fc Al Aamin 4:20 Galabnimo Insha Allah Garsoorka: Sharif Mohamed Taakoy Garoonka : Sh/Maktub Karama Stadium...
War Cusub Maamulka Kooxda Fc Al Aamin Oo Noqday Macalinka Cusub Mr Mohamed Nuur Marka Xigta Waxaan Hambalyo Iyo Bogaadin U dirayaa maamulka Kooxda iyo Ciyaartoydaba Sababtuna Waa Isku Xirnaanta Kooxd...
#Diinsoortv network Guddoomiyaha Maamulka Degmada Diinsoor Ee gobolka Bay Mudane DC Cusmaan Macalin Cabdi ayaa maanta kusoo Dhoweeyay garoonka diyaaradaha Degmada diinsoor Wafdi injineero ah oo ka soc...
Waxaa degmada diinsoor ee gobolka Baay ka bilowdey Tartanka Ciyaaraha oo loo qabtey qaar ka mid ah kooxaha heerka 1aad ee Ciyaartoyda degmada ...
#diinsoortv Wasaaradda Arrimaha Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Degmada Diinsoor ku daahfurey Wacyigelinta Bulshada ka hortaga ka ganacsiga Sahayda Gurma...
Wararka ka imaanaya gobolka Baay ayaa sheegaya in jihaadiyiinta Al Shabaab ay markale weeraro culus ku qaadeen saldhig ay ku sugnaayeen ciidamada soo duulayaasha Xabashida Itoobiya. Xalay fiidkii ayay...







