
Magaalada Dhuusamareeb ee caasimada dowlada goboleeddka Galmudug waxaa shalay ku geeriyooday Muxyadiin Cabdi Muriidi oo kamid ahaa laacibiintii u qaaday koobk Galmudug ciyaarahii dowlad-goboleedyada iyo gobolka Baanadir. Allah u raxmadee Muxyadiin Cabdi Muriidi ayaa ku geeriyooday isbitaalka Central Hospital oo ku yaalla magaalada Dhusamareeb, kadib maalmo kooban oo uu xanuunsanaa sida uu BBC-da u xaqiijiyey…